(Sawirro) Aadan Madoobe oo booqday Masjidka uu ku aasan yahay Shiikh C/qaadir Jeylaani

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Masaajidka uu ku aasan yahay Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani oo ku yaala Magaalada Baqdaad ee Caasimada dalka Ciraaq. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa marka uu booqday waxaa ku soo dhaweeyay Culimo iyo Iimaamka masjidka, isagoo la wadaagay dadka soo siyaarta qabriga … Continue reading (Sawirro) Aadan Madoobe oo booqday Masjidka uu ku aasan yahay Shiikh C/qaadir Jeylaani